(Sawirro) Gaari qarax looga shakiyey oo la dhigay agagaarka Cogresska Maraykanka

Ciidanka Booliiska Maraykanka ayaa baaraya wax loo maleynayo bam khatar ah oo qarxi kara, kaasoo saaran gaari ku sugan meel u dhaw xarunta baarlamaanka ee Capitol magaalada Washington DC. Dhismayaasha halkaas ku dhow ayaa laga daad gureeyey dadkii ku jirey, ha yeeshee shaqaalaha qaarkood ayaa wali ka sii hawl galaya xarunta baarlamaanka ee Capitol-ka. Saraakiisha … Continue reading (Sawirro) Gaari qarax looga shakiyey oo la dhigay agagaarka Cogresska Maraykanka